Ahmed Omaar Quotes. Find, read, and share quotations by Ahmed Omaar. These are the most popular quotations and best examples of quotes by Ahmed Omaar.
Ha ka baqin inaad ku guul dareysato imtixaanada, ka cabso inaad mar walba markhaati u noqoto guusha ardayda kale. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Arday kastaa waa inuu laba mid uun doortaa: Xanuunka edbinta nafta ama Xanuunka qoomameynta wakhtiyadii uu daayacey. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha ardayga. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Si aad u hesho wax aaney qayrkaa heli doonin mustaqbalka, samee wax ka duwan waxa ay sameeyaan. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Han iyo fikirbaa dadka kala horee, Ha is quudhsanoo, Ha is liidin waligaa. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Ha ka noqon goobaha waxbarashada macmiil joogto ah! Noqo mid ka midho dhaliya hadafka ardaynimo. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Every student must choose one two pains: The pain of self-discipline or the pain of regret of neglected opportunities. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Being a student is like someone behind bars, only those who burn the midnight oil will get the certificate of freedom. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Trees make me believe that we can also reshape ans renew our lives, no matter what we face in life. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
It's not a shame to fail exams, but it's a shame to be satisfied with the habit of failing continuously. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar
Unless you become a big picture thinker, you will always stay where you are. Go to Quote / Comment | by Ahmed Omaar